Posts

Xaldoon

Waxaan caawa hor dhigayaa bulshada soomaaliyeed xujooyin iyo suaalo xaldoon ah xaajada si ay u falanto bal soo dhowaada saaxibayaal Anigoo soo xiganaaya doodaha dastuurka la xariira ee dhanka wax ka bedelka Dhalinyaro anigo dhihi maayo wax ka bedel ee waxaan dhahayaa sixid , dabcan wax qaldan baa la saxaa ( ama laga fiican yahay ) hadaba 1:ma waxaa jira dal madaxweyne iyo rasiisul-wasaare leh? 2: ma waxaa jira dal 40 musharax ay xukunka ku tartamaan 3 :ma waxaa jira dal dadkiisa neceb yihiin iney ayaga madaxdooda doortan? jawaabta idinka ayaan iidn dhafaa balse Maxaa dunida kajira marka laga hadlaayo .siyaasada iyo maamulka dalalka qarada Amerikada waxaa inta badan lagu daydaa USA oo ah wadan federal ah sida soomaaliya ( waxaa la dhihi karaa waa kan mid ka soomaliya laga soo alifay balse maya).waxaa ka jira nidaam doorasho nidaamka codka shacabka xisbiyada badan( mulit-part democracy system) keliya waxaa tartama labo xisbi , Awoodaha dowlada waa madaxweyne iyo ku-xigeen ...

Sidee soomaaliya ku gaari kartaa dowlad shacabku doortaan?

Waxaa inoo muhiim ah jawaabtaada muwaadin.

Maxaad ka ta qaan Beledweyne

 Beledweyne Baladweyne waxa ay ka mid tahay Magaalooyinka ugu caansan ee dalka Soomaaliya , waxa ay ku taalaa Bartamaha dalka magaalo madaxda Gobolka hiiraan,                                                                            iyadoo uu soo maro webiga Shabeelle ee ka yimaada dhanka dalka itoobiya, waxa ayna u jirtaa caasimadda Muqdisho 206 Mile , oo u dhiganta ( 335 km) waxa ay u qeybsantaa afar xaafadood oo kala ah October ( Buundo-weyn), Howlwadaag,Kooshin iyo Xaawa –taako ,waxaa dhexmara webiga Shabeelle, dadka degan waxaa lagu qiyaasaa hal milyan iyo bar ruux , waa Magaalada Labaad ee ugu dadka badan dalka Soomaaliya marka laga soo tago Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka , iyadoo sidoo kale ah Magaalada Seddexaad ee ugu bed-weyn (dhul-weyn) dalka .inta badan waxaa ladhahaa gobolk...

Ayadii miyaa?

 Waxaan is aragnay gabar aan isku da'aad nahay Waan kaftanay, waxaa I cajabiyey qosolkeeda iyo Hadal wanaaga dhoola cadeynta wata, markaan cabaar wada joognay ayaa lagaaray xiligaan kala tagi lageyn waxaana ka codsaday iney meelaan kala soo hadlo iisheegto(NUMBER) waxayna si kaftan ah ii tiri aniga ayaaba ku weydiin rabay su'aashaas ee markaad bixi rabto la sugaayey ee war iyo dbamaantiis hada telfoonkaaga keen kuu qoree nambarkeyga? Waxaan dhahay abaayo xaafad uga imaaday Lakin markaas mobile malaheyn📱  ee ayadaan niyada ugu dhisaayey,waxay tiri dhib maleh aboowe ee keyga qoro weyna iisheegta Ana waxaan ku qortay gacanta, waxaan tagay gurigeena waxaana ku dhahay dhamaan dadka xaafada joogey waa in telfon laiigadaa ileen waxaan ahay nin naag lasoo balamtaye bil kadib waxaan qeyliyaba waxaa ley gaday telfon nambarkii ugu horeeyey aan seefto wuxuu ahaa keeda iska markiiba waan wacay waxaana usheegey inan ahay wiilkii malintii waxayna igu tiri aboowe mashquul ahee caawa isoo wac...

Furiinkka maxaa u sabab ah?

 Nala wadaag aragtidaada si aan u sameyno rayi uruurin waxaana eegidoonaa dhanka ay udhigaan caqabada jirta ma wilasha mise gabdhaha aragti ahaan halkey waxku biya shubtaan 

Mar kasta ku faan

 "Mar kasta ku faan" Waxaa inta badan la arkaa dad aan jecleyn  waxay qabtaan aan sheegin ayagoo aaminsan ineysan tani ayaga u qalmin  Balse dadkaas tii ay ka faanayeen ayey hoos uga sii dhacaan  Qof ka shaqada ama wax kale oo uu beri hadii la dhaho maxaa qabataa uu sheegi karo  Ama doorka uu bulshada ku dhex lee yahay  Dadka badanaa guulaha gaaraa waa dadka ku faana markasta waxay hayaan (hobbies business)  Waxaa ay na noqdaan bulshada dhexdeeeda dad la yaqaano meel loo raaco  Hadaba adiga ku faan wax kasta oo aad heyso hana iskala weynan waxaad qabaneysid  Abdiasis mohamoud Adam 

Dhibka na haysta

 Soomaaliya ama dalka dhaca bariga afrika Dal hagaasay ama curdan jabay  sun iyo waabeeyo  Ku dhex milantay ayaan ka fakaraayay dhibaatada ugu weyn ee haysata  Waxaa ii soo baxay laba qodob  1=in qofka aan aniga halyeyga u aqaan aad adigu utqaano halaage,Tuug,qaran dumis,qabyaaladeyste ah  Silamida ana aan u aqaano halyeygaaga halaage,Tuug,qaran dumis  Taas oo kala xaliyayaasha khilaafaadka waxay u yaqaanaan (social dispersion created by political elites) 2=siyaasada dalka oo noqotay meel lagu kala aar goosto  taasoo abuurtay jawi ka baxsan xayndaabka siyaasada dhexe  Arinkaas ma sahlana gorfeeyayaasha talada iyo tubta bulshada waxay dhahaan(political wants based on political revenge)