Dhibka na haysta

 Soomaaliya ama dalka dhaca bariga afrika

Dal hagaasay ama curdan jabay  sun iyo waabeeyo 

Ku dhex milantay ayaan ka fakaraayay dhibaatada ugu weyn ee haysata 

Waxaa ii soo baxay laba qodob 

1=in qofka aan aniga halyeyga u aqaan aad adigu utqaano halaage,Tuug,qaran dumis,qabyaaladeyste ah 

Silamida ana aan u aqaano halyeygaaga halaage,Tuug,qaran dumis 

Taas oo kala xaliyayaasha khilaafaadka waxay u yaqaanaan (social dispersion created by political elites)


2=siyaasada dalka oo noqotay meel lagu kala aar goosto  taasoo abuurtay jawi ka baxsan xayndaabka siyaasada dhexe 

Arinkaas ma sahlana gorfeeyayaasha talada iyo tubta bulshada waxay dhahaan(political wants based on political revenge)

Comments

Popular posts from this blog

Ayadii miyaa?