Maxaad ka ta qaan Beledweyne

 Beledweyne

Baladweyne waxa ay ka mid tahay Magaalooyinka ugu caansan ee dalka Soomaaliya , waxa ay ku taalaa Bartamaha dalka magaalo madaxda Gobolka hiiraan,                                                                            iyadoo uu soo maro webiga Shabeelle ee ka yimaada dhanka dalka itoobiya, waxa ayna u jirtaa caasimadda Muqdisho 206 Mile , oo u dhiganta ( 335 km) waxa ay u qeybsantaa afar xaafadood oo kala ah October ( Buundo-weyn),

Howlwadaag,Kooshin iyo Xaawa –taako ,waxaa dhexmara webiga Shabeelle, dadka degan waxaa lagu qiyaasaa hal milyan iyo bar ruux , waa Magaalada Labaad ee ugu dadka badan dalka Soomaaliya marka laga soo tago Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka , iyadoo sidoo kale ah Magaalada Seddexaad ee ugu bed-weyn (dhul-weyn) dalka .inta badan waxaa ladhahaa gobolka cagaaran(hiiraan)  waa meel ku caana beeraha iyo xoolaha nool


                                            Nuqulka

○Dad ahaan :hiiraan waa gobolka 2aad ee ugu dadka badan soomaaliya kasakow gobolka banaadir 

○dhul ahaan: hiiraan waa gobolka 2aad ee ugu baaxada weyn soomaaliya kasakow gobolka bari

○Asalka dadka degga waa 96% soomaali Inkastoo ay jiraan dad badan oo kasoo haray socdaalayaashii xiliga-dhexe

《 Degmo deegaank qeybeedyo

Oktober (buunto weyn)

Camalow cusub

Howlwadaag

Raadeer

Kooshin, iyo

Xaawo taako》


Comments

Popular posts from this blog

Ayadii miyaa?