Mar kasta ku faan
"Mar kasta ku faan"
Waxaa inta badan la arkaa dad aan jecleyn
waxay qabtaan aan sheegin ayagoo aaminsan ineysan tani ayaga u qalmin
Balse dadkaas tii ay ka faanayeen ayey hoos uga sii dhacaan
Qof ka shaqada ama wax kale oo uu beri hadii la dhaho maxaa qabataa uu sheegi karo
Ama doorka uu bulshada ku dhex lee yahay
Dadka badanaa guulaha gaaraa waa dadka ku faana markasta waxay hayaan (hobbies business)
Waxaa ay na noqdaan bulshada dhexdeeeda dad la yaqaano meel loo raaco
Hadaba adiga ku faan wax kasta oo aad heyso hana iskala weynan waxaad qabaneysid
Abdiasis mohamoud Adam
Comments
Post a Comment