Furiinkka maxaa u sabab ah? Get link Facebook X Pinterest Email Other Apps November 15, 2021 Nala wadaag aragtidaada si aan u sameyno rayi uruurin waxaana eegidoonaa dhanka ay udhigaan caqabada jirta ma wilasha mise gabdhaha aragti ahaan halkey waxku biya shubtaan Get link Facebook X Pinterest Email Other Apps Comments Adem karieNovember 15, 2021 at 11:26 PMFᴜʀɪᴛᴀᴀɴᴋᴀ ᴡᴀxᴀ sᴀʙᴀʙᴀ ɪsғᴀʜᴀᴍ ᴡᴀᴀ ᴋᴀ ᴅʜᴇx ᴅʜᴀsʜᴀ ʟᴀʙᴀ sʜᴀǫsɪ ReplyDeleteRepliesReplyAbdiasis mohamoudNovember 16, 2021 at 2:15 AMWaxaa sababa kalsooni dari taasoo labada shaqsi midkood abuuri ReplyDeleteRepliesReplyAdd commentLoad more... Post a Comment
Sidee soomaaliya ku gaari kartaa dowlad shacabku doortaan? June 26, 2022 Waxaa inoo muhiim ah jawaabtaada muwaadin. Read more
Ayadii miyaa? November 18, 2021 Waxaan is aragnay gabar aan isku da'aad nahay Waan kaftanay, waxaa I cajabiyey qosolkeeda iyo Hadal wanaaga dhoola cadeynta wata, markaan cabaar wada joognay ayaa lagaaray xiligaan kala tagi lageyn waxaana ka codsaday iney meelaan kala soo hadlo iisheegto(NUMBER) waxayna si kaftan ah ii tiri aniga ayaaba ku weydiin rabay su'aashaas ee markaad bixi rabto la sugaayey ee war iyo dbamaantiis hada telfoonkaaga keen kuu qoree nambarkeyga? Waxaan dhahay abaayo xaafad uga imaaday Lakin markaas mobile malaheyn📱 ee ayadaan niyada ugu dhisaayey,waxay tiri dhib maleh aboowe ee keyga qoro weyna iisheegta Ana waxaan ku qortay gacanta, waxaan tagay gurigeena waxaana ku dhahay dhamaan dadka xaafada joogey waa in telfon laiigadaa ileen waxaan ahay nin naag lasoo balamtaye bil kadib waxaan qeyliyaba waxaa ley gaday telfon nambarkii ugu horeeyey aan seefto wuxuu ahaa keeda iska markiiba waan wacay waxaana usheegey inan ahay wiilkii malintii waxayna igu tiri aboowe mashquul ahee caawa isoo wac... Read more
Maxaad ka taqaan magalada jowhar? June 10, 2021 Jowhar (villagio duca) (place of prosperity) (gooobtii barwaaqada) Jowhar waxaa aas aasay beeraaleey ka socotay boqortooyadii Saafooy, beeraaleeydaas waxaa ugu caansanaa Luigi Amedeo, Duke of the Abruzzi, kaasoo yimid Soomaaliya 1873 wuuna ka helay deegaan ahaan. Duke wuxuu guda galay dhismaha, jidad, iyo dhabba tariin, iskoollo, isbitaallo, iyo dhismo masaajid ay dadka deegaanka ka codsadeen. Wuxuuna guursaday haweeneey soomaaliyeed kadibna halkaas ayuu ku geeriyooday. 1920kii Villaggio Duca degli Abruzzi u aheed deegaan dhul beereed ah, 1926dii waxa ay magaalada ahayd 16 xaafadood oo ay daganyihiin 3000 Soomaali 200 talyaani. waxaa bartamaha magaalada jowhar mara webiga shabelle oo kala qeybiya 4afarta xaafadood ee jowhar uu ka kooban yahay kuwaasi oo kala ah horseed iyo buulasheikh oo dhanka bari ee magaalada jowhar xiga iyo kulmis iyo hantiwadaag oo iyana ah xaafadaha galbeed uga beegan magaalada jowhar Magaalada waxay soo noqatay xaruta Dawladda kumeelgaarka ah ee sooma... Read more
Fᴜʀɪᴛᴀᴀɴᴋᴀ ᴡᴀxᴀ sᴀʙᴀʙᴀ ɪsғᴀʜᴀᴍ ᴡᴀᴀ ᴋᴀ ᴅʜᴇx ᴅʜᴀsʜᴀ ʟᴀʙᴀ sʜᴀǫsɪ
ReplyDeleteWaxaa sababa kalsooni dari taasoo labada shaqsi midkood abuuri
ReplyDelete