Waa kuma wiil-waal? Get link Facebook X Pinterest Email Other Apps June 03, 2021 Wiil-waal waxa uu ahaa nin dadku kacabsadaan inta badan waxaa uu u talin jiray dadka Waxaa la aaminsan yahay inuu ahaa hogaamiye bulsho Get link Facebook X Pinterest Email Other Apps Comments Abdiasis mohamoudJune 3, 2021 at 11:05 PMWaa sida la aaminsan yahayReplyDeleteRepliesReplyAdd commentLoad more... Post a Comment
Ayadii miyaa? November 18, 2021 Waxaan is aragnay gabar aan isku da'aad nahay Waan kaftanay, waxaa I cajabiyey qosolkeeda iyo Hadal wanaaga dhoola cadeynta wata, markaan cabaar wada joognay ayaa lagaaray xiligaan kala tagi lageyn waxaana ka codsaday iney meelaan kala soo hadlo iisheegto(NUMBER) waxayna si kaftan ah ii tiri aniga ayaaba ku weydiin rabay su'aashaas ee markaad bixi rabto la sugaayey ee war iyo dbamaantiis hada telfoonkaaga keen kuu qoree nambarkeyga? Waxaan dhahay abaayo xaafad uga imaaday Lakin markaas mobile malaheyn📱 ee ayadaan niyada ugu dhisaayey,waxay tiri dhib maleh aboowe ee keyga qoro weyna iisheegta Ana waxaan ku qortay gacanta, waxaan tagay gurigeena waxaana ku dhahay dhamaan dadka xaafada joogey waa in telfon laiigadaa ileen waxaan ahay nin naag lasoo balamtaye bil kadib waxaan qeyliyaba waxaa ley gaday telfon nambarkii ugu horeeyey aan seefto wuxuu ahaa keeda iska markiiba waan wacay waxaana usheegey inan ahay wiilkii malintii waxayna igu tiri aboowe mashquul ahee caawa isoo wac... Read more
Sidee soomaaliya ku gaari kartaa dowlad shacabku doortaan? June 26, 2022 Waxaa inoo muhiim ah jawaabtaada muwaadin. Read more
Waa sida la aaminsan yahay
ReplyDelete