Xaldoon
Waxaan caawa hor dhigayaa bulshada soomaaliyeed xujooyin iyo suaalo xaldoon ah xaajada si ay u falanto bal soo dhowaada saaxibayaal Anigoo soo xiganaaya doodaha dastuurka la xariira ee dhanka wax ka bedelka Dhalinyaro anigo dhihi maayo wax ka bedel ee waxaan dhahayaa sixid , dabcan wax qaldan baa la saxaa ( ama laga fiican yahay ) hadaba 1:ma waxaa jira dal madaxweyne iyo rasiisul-wasaare leh? 2: ma waxaa jira dal 40 musharax ay xukunka ku tartamaan 3 :ma waxaa jira dal dadkiisa neceb yihiin iney ayaga madaxdooda doortan? jawaabta idinka ayaan iidn dhafaa balse Maxaa dunida kajira marka laga hadlaayo .siyaasada iyo maamulka dalalka qarada Amerikada waxaa inta badan lagu daydaa USA oo ah wadan federal ah sida soomaaliya ( waxaa la dhihi karaa waa kan mid ka soomaliya laga soo alifay balse maya).waxaa ka jira nidaam doorasho nidaamka codka shacabka xisbiyada badan( mulit-part democracy system) keliya waxaa tartama labo xisbi , Awoodaha dowlada waa madaxweyne iyo ku-xigeen ...