Mar kasta ku faan
"Mar kasta ku faan" Waxaa inta badan la arkaa dad aan jecleyn waxay qabtaan aan sheegin ayagoo aaminsan ineysan tani ayaga u qalmin Balse dadkaas tii ay ka faanayeen ayey hoos uga sii dhacaan Qof ka shaqada ama wax kale oo uu beri hadii la dhaho maxaa qabataa uu sheegi karo Ama doorka uu bulshada ku dhex lee yahay Dadka badanaa guulaha gaaraa waa dadka ku faana markasta waxay hayaan (hobbies business) Waxaa ay na noqdaan bulshada dhexdeeeda dad la yaqaano meel loo raaco Hadaba adiga ku faan wax kasta oo aad heyso hana iskala weynan waxaad qabaneysid Abdiasis mohamoud Adam