Dhibka na haysta
Soomaaliya ama dalka dhaca bariga afrika Dal hagaasay ama curdan jabay sun iyo waabeeyo Ku dhex milantay ayaan ka fakaraayay dhibaatada ugu weyn ee haysata Waxaa ii soo baxay laba qodob 1=in qofka aan aniga halyeyga u aqaan aad adigu utqaano halaage,Tuug,qaran dumis,qabyaaladeyste ah Silamida ana aan u aqaano halyeygaaga halaage,Tuug,qaran dumis Taas oo kala xaliyayaasha khilaafaadka waxay u yaqaanaan (social dispersion created by political elites) 2=siyaasada dalka oo noqotay meel lagu kala aar goosto taasoo abuurtay jawi ka baxsan xayndaabka siyaasada dhexe Arinkaas ma sahlana gorfeeyayaasha talada iyo tubta bulshada waxay dhahaan(political wants based on political revenge)