Qiso cajiiba
Qiso cajiiba Walalkeyga ama walasheyda muslinka ahow Alle matala sarataa? Markaad culeys iyo murug dareento dhanka allah ma u carartaa? Qisadan ayaa ka dhacday dalka canada, waxaa ay dhex martay gabar iyo hooyadeed. Hooyadii ayaa nooga warameysa sidii wax u dhaceen gabar aan dhalay ayaa waxay iishegatay in lacag jamacada ay isaga bixin lahayd ubaahantahay oo ah 2200 dolar, waxan ku iri waad heleysaa in sha Allah. waxayna aheyd markey iishegaysay November waqtigii fasaxa gaalada. December ayey shaqeyasy lacag dhan 500 dollar waxay tiri hooyo xagee lacagta kaneeynaa waxan ku iraahaa hooyo Alle swt baan leenahay ee haka wal walin. maalmo markey joogtaba waxay itirahdaa ho...